Wararkii Ugu Dambeeyay Magacaabista golaha Wasiirada iyo Xubno la isku heysto

Ra’isul Wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa wada wadatashiyadii ugu dambeeyay ee magacaabista golaha cusub ee Wasiirada, waxa uuna Xamse Barre kulamo kala duwan la qaatay madax iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Kulamo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ayna lahaayeen Ra’isul Wasaaraha iyo madaxda dalka ugu sareysa gaar ahaan … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Magacaabista golaha Wasiirada iyo Xubno la isku heysto